Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Qaar ka mid ah Culamaa'udiinka Muqdisho oo Cambaareeyay Dilkii Sheekh Cabdi Kariin
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:336
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:79
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:673
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:297
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 03 2008
Qaar ka mid ah Culamaa'udiinka Muqdisho oo Cambaareeyay Dilkii Sheekh Cabdi Kariin
Written by Ali Moallim   
Thursday, 03 July 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)- Qaar ka mid ah Culamaa’udiinka Magalaada Muqdisho ayaa cambaareeyay falkii shalay lagu dilay Guddoomiyihii gudiga Taakuleynta Agoonta Soomaliyeed.

Sheekh Cabdi fitaax Aweys oo ka mid ah Culamaa’udiinka Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay falkii shalay galab lagu dilay Guddoomihii gudiga taakuleynta agoonta Soomaaliyeed Sheekh Cabdi kariin, islamarkaana si daran ay u Cambaareeyeen isga iyo Culamaa’udiin kale.

Sheekh Cabdi Fitaax waxa uu ku dheeraaday wax qabadkii Marxuumka oo uu ku tilmaamay in uu u istaagay u gar gaarida Agoonta Soomaaliyeed,waxaana go’aankaan uu qaatay markii ay istaageen howlihii Hay’adda Al- Xarameyn ee gacanta ku heysay agoonta Soomaaliyeed, taasi oo sanadka 2004 Maamulka Mareykanku uu xiray markii uu ku eedeeyay in ay taageerto waxa loogu Yeero Arga gixisada sidaasina shaqada looga joojiyay.

Marxuumka ayaa waxaa la toogtay shalay galinkii dembe xili uu ka soo baxay Suuqa Bakaaraha, waxaana uu ka mid ahaa Ganacsatada Suuqa, iyadoo aan la ogeyn cida ka denbeysa dilkiisa.

Qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa waxaa ay cambaareeyeen falkii shalay lagu dilay Guddoomiyihii Gudiga taakuleynta Agoonta Soomaaliyeed Allaha u naxariisteen Sheekh Cabdi kariin.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >